DAAWO: War farxad leh 150 Soomali xabsiyada Liibiya Laga Soodaayey Muqdisho laga Dejiyey

Garoonka diyaaradaha ee magalaada Muqdisho ayaa saaka waxaa soo caga dhigatay diyaarada siday ilaa 151 kamid ah dhalinyarada Soomaaliya oo laga keenay dalka Liibiya,kuwaasi oo ku dhibaataysnaa xabsiyada Dalkaasi.

Dhalinyarada oo ay la socdeen mas’uuliyiintii ay dowladda Soomaaliya u wakiilatay oo uu ugu horeeyo Danjiraha Soomaaliya ee Midowga Yurub Cali Siciid Fiqi iyo xubno kale ayaa waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho,mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT