DAAWO: Shacabka Puntland oo fariin Argagax leh u diray Madaxweynaha Somaliland

Shacabka Puntland ee kunool magaalooyinka Gaalkacyo & Garoowe ayaa si adag uga hadlay duulanka Somaliland ay kusoo qaaday Puntland, waxayna garab iyo gaashaanba u muujiyeen ciidamada difaaca ee dawladda Puntland.

Shacabka ayaa fariin argagax leh u diray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, oo ay sheegeen in uu duulan ku soo qaaday dhulka Puntland, uuna dhadhamin doono qaraarka uu dagaal leeyahay.

Shacabku waxay muujiyeen sidda ay diyaarka ugu yihiin difaaca dalka in ay wax kasta u huri doonaan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALADA


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (3)

  1. adan says:

    muuse biixi waa in leeska celiyaa

  2. farxiyo says:

    dagaalka ma fiicna ee hala joojiyo




ADVERTISEMENT