DAAWO: Gabdhaha Puntland oo Hubka Qaatay dagaalka Tukaraqna Ka Qeyb galaya

Hablaha Puntland Ayaa Hubka Qaatay Kuna Dhaawaqy dagaalka Tukaraq Inay6 ka Qeyb galayaan Iyagoo Sheegay Inuu yahay dagaalkaasi mid lama Huraan Ah,waxayna Ciidamada Jida U samaynayaan Cunada Iyo waliba Waxay u bahan yahiin.

muuqaal laga Duubay haweenkani Ayey Ku Sheegeen inay dagaalka Tukaraq yahay Miday ku difaacayaan Jiritaanka Soomaliya Iyo kani puntland Ciidamada Geesiyaashana Dhinac taagan yahiin.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT