Home Wararka Amiin Arts oo Sawir Layaab leh ka sameeyay dagaalka Tukaraq

Amiin Arts oo Sawir Layaab leh ka sameeyay dagaalka Tukaraq

620

Farshaxanistaha weyn ee Amin Arts ayaa sawir cajiib ah kasameeyay madaxda maamulada Somaliland iyo Puntland oo mudooyinkii ugu danbeyse dagaalo xoogn kudhex marayeen degaanka Tukaraq.

Sawirkaan ayaa muujinaayo sida labada hogaamiye qeybta oga ciyaarayaan dagaalada halkaas kasocda kasoo khasaaro xoogan kasoo gaartay shacabka halkaas ku nool.Amiin Arts

SHARE