Home Arimaha Bulshada Sergio Ramos Oo ka Oohisiiyay Mohamed Salah, Kana Saaray Kulanka Ka Dib...

Sergio Ramos Oo ka Oohisiiyay Mohamed Salah, Kana Saaray Kulanka Ka Dib Dhaawac Garabka Ah

916

Mohamed Salah ayaa dhaawac looga saaray kulanka finalka Liverpool iyo Real Madrid ka dib markii uu dhameysan waayay

Daqiiadii 33-aad ayaa laga saaray ka dib markii uu la sii xanuusnaday dhaawac garabka kala baxiisa ah oo uu gaarsiiyay Ramos daqiiqaddii 30-aad

isaga oo ooynaya ayuu ka baxay garoonka waliba kuma leexan kursiga keydka, lamana oga in dhaawacaan uu ka halis yahay kana reebi karo ka qeyb galka koobka aduunka ee 14-ka June ka bilaabanay dalka Russia.
Macalin Klopp ayaa badalka Salah soo galiyayMo Salah

SHARE