DAAWO: Somaliland oo Si kulul Uga Hadashay Ciidamadii Madaxweyne Farmaajo Sheegay inuu Gaynayo Tukaraq

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud aadan ayaa Wuxuu ka hadlay Ciidamo la Sheegay in Madaxweynaha Somaliyed Maxamed Cabdullahi Farmaajo u soo diray dagaalka Tukaraq,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA VIDEO

Gudoomiyaha ayaa Madaxweyne Farmaajo ugu baaqay in Ciidanka uu Tukaraq keenayo uu ku Nabadeeyo Magaaladda Muqdisho,Sido kale wuxuu Sheegay in Colaada Tukaraq uu ka dambeeyo Madaxweyne Farmaajo isagoo sheegay in Hub iyo Ciidan badan laga keenay Magaalada Muqdisho.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT