Culimada Ugu Caansan Hargeysa Oo War Kaso Saaray Dagaalka Tukaraq

Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo kamid ah Culimadda ugu Caansan Somaliland ayaa si kulul uga hadlay dagaalka ka socda deeganka Tukaraq.

Sheekha ayaa marka hore ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya deeganka Tukaraq isagoo u sheegay in dhiig Muslim oo la daadiyo ay Allah Si weyn uga careysiisyo oo aysan fiicneyn in Walaalkaga Muslim ah aad si xaqdaro ah ku disho isagoo maamuladda Somaliland iyo Puntland ugu baaqay inay Dagaalka Joojiyaan bisha Ramadaan ,

HALKAN KA DAAWO MUUUQAALKA


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT