Home Wararka RW Kheyre oo kulan qarsoodi ah la qaadan doono Qalbi Dhagax

RW Kheyre oo kulan qarsoodi ah la qaadan doono Qalbi Dhagax

562

Ilo u dhow ra’isulwasaaraha dalka soomaaliya ayaa shegaayo in Xasan Cali Kheyre oo xabsi guriga ku booqan doono Qalbi Dhagax oo ku xiran magaalada Adis ababa.

Xasan Cali Kheyre ayaa codsigaas u gudbiye saraakiisha amaanka gaar ahaan kuwa sirdoonka waxaana lasheegayaa in oo kulan la qaadan doono wallow aan la shaacin doonin xogta iyo muqaalada kulankaas.

Lama oga waxyaabaha kawada hadli donaan Qalbi Dhagax iyo Xasan Cali Kheyre balse warar ayaa shegaayo in Kheyre damacsanyahay in dowlada Itoobiya ka codsado in xuriiyadiisa la siiyo si nabad gelyo ahna ugu nolaado degaanka kilinka shanaad.

Kulankaan haatan la qorsheynaayo Kheyre iyo Qalbi Dhagax ayaa imanaayo xili Axmed Madoobe ku booqday xabsiga guriga lagu haayo oo ku yaalo magaalada Adis ababa.

SHARE