Home Arimaha Bulshada DHAGEYSO: Wararkii ugu danbeeyay dagaalkii Tukaraq iyo dhinacyada oo gurmadyo xoogan ka...

DHAGEYSO: Wararkii ugu danbeeyay dagaalkii Tukaraq iyo dhinacyada oo gurmadyo xoogan ka kala helay magaalooyinka…

1000

Wararkii ugu dambeyey ee saaka naga soo gaaraya Jiidaha dagaalka ee ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland & kuwa maamulka Somaliland ayaa sheegaya in uu ka jiro daganaansho aan cago badan ku taagneyn, xili kastana la filan karro dagaal kale oo ka dhex qarxa labada dhinac.

Hubka culus ayaa la maqlay aroornimadii hore ee saaka, waxaana ilaa hadda wararku sheegayaan in ay labada dhinac u muuqdaan kuwa aan wali ka daalin dagaal dhexmara, labada dhinac madaama soo kala gaarayn gurmadyo.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA 

SHARE