Home Wararka DEG DEG: Rasaas Xoogan oo Gudaha Magaalada Laascaanood laga Maqlayo

DEG DEG: Rasaas Xoogan oo Gudaha Magaalada Laascaanood laga Maqlayo

1207

Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa xaafadaha kala duwan ee magaalada laascaanood kadib markii ay Maxaabiis tira badan ay ka baxsaday xabsiga dhexe ee magaalada laascaanood.

ilaa iyo haatan lama xaqiijin tirada maxaabiista ee ka baxsatay xabsiga, Maahan markii ugu horaysay ee ay baxsadaan maxaabiis ku xidhan xabsiga Laascaanood.

Arintan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo Ciidamadii Badnaa ee Somaliland ka joogay magaalada Laascaanood la geeyay Furimaha dagaalka, Sidoo kale ilaa hada lama sheegin Khasaare ka dhashay Rasaasta Xoogan ee laga maqlayo Gudaha magaalada.

SHARE