Daawo muqaalo shalay laga baahiyay khasaaraha Somaliland kasoo gaaray dagaalkii Tukaraq oo beenowday.

Ayadoo maalinimadii shalay warbaahinta soomaalida baahiyeen muqaalo iyo sawiro ka turjumaayo dhalinyaro dhaawacyo ah oo la geeyay isbitaalka magaalada Laascanood kuwaasi oo lagu sheegay in yihiin dagaalamayaashii ka dagalamaaye aaga tukaraq.

Isku duwaha isbitaalka Laascanood ayaa sheegtay in dadkaas ahayeen itoobiyaan gaar ahaan Oromada oo halkaas gaari kula qalimay waxaana ay sheegtay in 35 qofood iyo hal meyd ah.

HALKAAN KA DAAWO MUQAALKA

Isku duwaha ayaa sii raacisay in waxba kama jiraan ay tahay wararka maalinimadii shalay labaahiye oo ahaa in dadkaas ahayeen dagaalamayaashii ka dagalamaaye dhinaca tukaraq oo kasoo jeedo degaanada Somaliland.

Hadalkaan ayaa imanaayo xili maalinimadii shalay dagaal xoogan halkaas kudhex maray ciidamada kala taabacsan maamulada Puntland iyo Somaliland.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT