Home Muuqaalo DAAWO Feysal Cali Waraabe “Majeerteen Awood Ay Nagu Soo Weeraraan Malahan

DAAWO Feysal Cali Waraabe “Majeerteen Awood Ay Nagu Soo Weeraraan Malahan

842

Gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe ayaa si adag uga hadlay dagaalka dhexmaray maamulada puntland iyo soomaaliland uu ahaa mid laga soo aabaabulay muqdisho.

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA

Faysal cali waraabe ayaa madaxda dowladda soomaaliya ku eedeeyay in ay dabada ka riixayso dagaalka si cad ayuu carabta ugu dhuftay in beesha daarood dhamaan ay ku soo duuleen nabada ka jirta soomaaliland.

SHARE