Gudoomiyhii hore ee Gobalka Banaadir Taabit Cabdi oo goor dhow si kulul Oga hadlay dagaalka kasocda Tukaraq udhaxeeyo maamulada…

Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa ku baaqay in la joojiyo xiisada colaadeed ee taagan deegaanka Tukeraq ee gobolka Sool.

Tukeraq ayaa waxaa ku dagaalamaya ciidamo kala taabacsan Soomaaliland iyo Puntland, iyadoona dagaalkii ugu dambeeyay uu saakay ka qarxay deegaankaasi.

Dagaalka Saakay ka dhacay deegaanka Tukaraq ayaan la ogeyn khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkaasi Saakay markale ka qarxay Tukeraq.dagaalka maanta


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT