Home Arimaha Bulshada Dhageyso : Wararkii ugu danbeeyay dagaalada Tukaraq iyo madaafiic xoogan oo haatan...

Dhageyso : Wararkii ugu danbeeyay dagaalada Tukaraq iyo madaafiic xoogan oo haatan laga maqlaayo laba jiho

778

Shabakada wararka Allbanaadirnews.com ayaa haatan nisoo bandhigeyso wararkii ugu danbeeyay dagaalada kadhacay degaanka Tukaraq kasoo udhaxeeyo maamulada Somaliland iyo Puntland.

Daryanka madaafiicda ayaa laga maqlayaa goobaha dagaalka kasocda inkastoo labada dhinac oo kala gaaray khasaaro aad u xoogan madaama dagaalkan oo ka cuslaa kuwii hore udhici jiray.

HALKAN KA DAHGEYSO WARKA UGU DAMBEEYAY

Si rasmi ah looma haayo khasaaraha labada dhinac oo soo kala gaaray inkastoo laga yaabo in saacadaha soo socda labada dhinac khasaarahooda shaaciyeen balse dhinacyada Puntland iyo Somaliland si rasmi ah uma shaaciyaan khasaaraha dagaalada kasoo gaaro.

Wixii kusoo kordha wararkeyna danbe ayaa kula socon doontaan haduu rabi idmo

SHARE