Home Muuqaalo DAAWO Somaliland oo si kulul Oga hadashay dagaalka Tukaraq iyo guulo waa...

DAAWO Somaliland oo si kulul Oga hadashay dagaalka Tukaraq iyo guulo waa weyn oo..

478

Maamulka Somaliland ayaa eedeyn kulul u jeediyey dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo ku eedeeyay inay ka dambeyso dagaalka saaka mar kale ka qarxay Gobolka Sool.

Wasiirka Warfaafinta Somaliland C/raxmaan C/llaahi Faarax (Guri Barwaaqo) ayaa war uu soo saaray ku sheegay in dagaalka ay guuldarro weyn iyo jab kala kulmeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya sida hadalka loo dhigay.

HALKAAN KA DAAWO MUQAALKA

Somaliland ayaa u muuqata inay is moogeysiineyso dagaalka kala dhaxeeya maamul Goboleedka Puntland oo ay arrinta dusha u saareyso dowladda Soomaaliya.

SHARE