DAAWO: Murugada Wiil Hooyadii, Aabihii iyo Walaaladii ku waayey Duufaantii Gobolka Awdal

Lama xaqiijin khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay Duufaantii ku dhufutay degmada Lug haya oo ay ka dhaceen Dhibaatooyinka ugu badan ee duufaantii ku dhufatay Gobolka Awdal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Ibraahim Muuse Cabdi Wuxuu ku waayey Masiibadaasi dhacday Hooyadii, Aabihi iyo Lix Caruur ah oo la dhashay, Wuxuuna mar uu ka hadlayey Dhibaatada ku habsatay ayuu sheegay inuusan garanayn wax uu codsado, islamarkaana uu ka Murugaysan yahay dhibaatada gaadhay ee lasoo Xasuusinayo.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT