Home Muuqaalo DAAWO Faysal Waraabe oo xog aan hore loo Ogeyn kashaaciyay dagaalka Tukaraq...

DAAWO Faysal Waraabe oo xog aan hore loo Ogeyn kashaaciyay dagaalka Tukaraq iyo mareekanka oo xalay lahadlay MD Farmaajo,Gaas,Muuse biixi xog laga Ogaaday

1900

Faysal Cali Waraabe ayaa goor dhow wariyaasha kula hadlay magaalada hargeysa kasoo si kulul oga hadlay dagaaladii xooganaa saake kabilowday degaanka Tukaraq.

Dagaalkaas oo sheegay in somaliland libin weyn kasoo hoysay waxaana oo sheegay in ciidamada sida gaarka ah u tababaran dowlada soomaaliya qeyb ka ahayeen cadeyn u hayaan.

HALKAAN KA DAAWO MUQAALKA

Waraabe ayaa arimo farabadan daaha kaqaaday waxaana oo kale oo sheegay in habeenkii xalay madaxweynayaasha Somaliya iyo Puntland iyo Somaliland lahadlayn mareekanka lagana codsaday in dagaalka dib usoo laaban balse nasiib daro maanta dib udhacay kasoo soo abaabuleyn dowlada soomaaliya iyo Puntland ayuu yiri Faysal Cali Waraabe.

SHARE