DAAWO: Soomaliland oo Amaro Cusub kaga dhowaaqday Laascaanod

Maamulka Somaliland ayaa magaalada Laascaanood uga dhowaaqay Go’aano Cusub, Kuwaasi oo Salka ku haya Xiisada Colaadeed ee ka dhex taagan Puntland iyo Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Waxaa la mamnuucay Shirar Siyaasadeed in lagu qabto magaalada, Waxaana Reeban in magaalada Laascaanod Hubka lala dhex maro magaalada, In magaalada aan lala dhex mari kairn gaadhiyo aan ka diiwaan gashanayn Somaliland, Cidii ku talaabsata Falal Kicin ah waxaa loo qaadanayaa Dambiile.

Arintan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo Puntland ay dhankeeda soo saartay Amaro kala duwan kuwaasi oo lagu beegsan doona cid kasta oo la shaqaysa Somaliland.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT