Home Arimaha Bulshada DHAGEYSO : Madaxweyne Xaaf oo Si Adag uga Hadlay dagaalka Tukaraq &...

DHAGEYSO : Madaxweyne Xaaf oo Si Adag uga Hadlay dagaalka Tukaraq & Digniina u diray Somaliland

1142

Madaxweynaha dowlad goboleedka Somaliyed ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa si kulul uga hadlay dagaaladii ka dhacay deeganka Tukaraq ee gobolka Sool oo ay weli isku horfadhiyaan Ciidamadda Somaliland iyo Puntland,

Madaxweyne Xaaf ayaa u diray baaq nabadeed labada Maamul wuxuuna somaliland ku Eedeeyay inay soo dhaafeen Xaduudkii ay xaqa u lahayeen,

HALKAN KA DHAGEYSO CODKA

SHARE