Home Arimaha Bulshada Daawo Aabe ku geeriyooday dabkii qabsaday daarta Grenfell ee London oo qaab...

Daawo Aabe ku geeriyooday dabkii qabsaday daarta Grenfell ee London oo qaab cajiib ah u macsalaameeyay qoyskiisa

914

Waxaa magaalada London ee caasimadda dalka Britain ka bilaabatay dhageysiga kiiska dabka daartii Grenfell ee dabku qabsaday islamarkaana ay ku geeriyoodeen dad aad u badan oo xitaa ay soomaali ku jireen. Warbixinno cajiib ah ayaa lagu soo bandhigay goobta dhageysiga, waxaana ka mid ah cajal laga duubay aabe qoyskiisa macsalaameynaya.

HALKAAN KA DAAWO MUQAALKA

dhacdo cajiib ah

SHARE