XOG: MD Gaas oo qadka talefonka kula hadlay Farmaajo kana codsaday ciidamo Usoo diro Tukaraq si losoo Afjaro dagaalka Somaliland

Warar hoose oo lagu kalsonaan karo ayaa shegaayo in madaxweynaha maamulka Puntland madaxweynaha soomaaliya udiray talefon kasoo oga codsanaayo xoojinta dagaalka kasocda Tukaraq.

Madaxweyne Gaas ayaa Farmaajo ka codsaday in usoo diro ciidamo kasocda dowlada federaalka soomaaliya si loo xoojiyo dagaalka halkaas kasocda kasoo udhaxeeyo Somaliland iyo Puntland.

Gaas ayaa damacsan in dagaalkaas oo dhinac udhaco isla markaa oo la wareego degaankaas oo mudooyinkii udanbeyse maamuleyse maamulka somaliland.

Xogta ayaa raacineyso in madaxweyne Farmaajo oo yiri in oo latashiyo la sameyn doono lataliyaashiisa dhanka ciidamada iyo taliyaasha ciidamada dibna ugu soo war celin doono.

Lama oga sida oo madaxweyne Farmaajo door oga ciyaari karo dagaaladaan haatan u dhaxeeyo somaliland iyo puntland inkastoo maamulka SOmaliland ku eedeeyeen in madaxweyne Farmaajo gadaal ka riixaayo dagaalkan.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT