Home Arimaha Bulshada Daawo Amin Arts oo sawir yaab leh ku karbaashay Axmed Madoobe

Daawo Amin Arts oo sawir yaab leh ku karbaashay Axmed Madoobe

883

Kusoo laabashada magaalada Kismaayo hogaamiyaha maamulka jubbaland ayaa Amin Arts kasameeyay muqaal si cajiib ah looga sameeyay kasoo lagu saleeyay safarkiisa imaaraadka Carabta.

Ujan jeerida dhinaca Imaaraadka ayaa sawirkaan laga sameeyay ayadoo madaxweynaha maamulka Jubbaland si rasmi ah ushaaciyay tageerada u haayo xulafada Imaaraadka iyo Sacuudiga hogaaminayaan.

SHARE