Home Muuqaalo DHAGEYSO: Cabdiweli Gaas oo Luuqad adag kula hadlay Somaliland, Sheegayna in…

DHAGEYSO: Cabdiweli Gaas oo Luuqad adag kula hadlay Somaliland, Sheegayna in…

682

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaaladda Baydhabo ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii ka dhacay degaanka Tukaraq ee gobalka sool ,kaas oo u dhaxeyaay Ciidamadda Puntland iyo kuwa somaliland isago sheegay in ciidamada somaliland cashar loo dhigay isla markaana la iska difaacay.

HALKAAN KA DHAGEYSO WARKA

Cabdiwali Gaas ayaa sheegay in somaliland gardaro ay ku socoto ,isla markaana somaalinimo diiden balse la iska dhicin doono Ciidamadda Puntland aysan u dulqadan doniin garadarada qaawan ee somaliland waddo.

Shacabka Puntland ayuu ugu baaqay sharaftooda , dadnimadooda iyo dalkoodaba inay difaacdan ,isago sheegay in shacabka looga bahanyahay inay iska difaacan cadowga kusoo duulay dhulkooda,wuxuna sheegay in la iska difaacayo wuxuu ku sheegay wuxuush caadaystay daadinta dhiiga shacabka somaliyeed.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here