Home Wararka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Somaliland & Puntland oo Goordhaw dib u bilawday..

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Somaliland & Puntland oo Goordhaw dib u bilawday..

1254

Wararka haanta Naga soo gaadhaya goobaha ay Ciidamada Puntland iyo Kuwa Somaliland ku sugan yihiin ee Gobolka Sool ayaa sheegay inuu mar kale dib halkaasi dagaal uga Bilowday, Iyadoo dagaalkii shalay uu ka dhashay Khasaare kala duwan.

Hub Culus oo ay isku adeegsanayaan Ciidamada Puntland iyo Kuwa Somaliland ayaa laga maqlayaa Aaga Tukaraq.

Isku socodkii gaadiidka ee magaalooyinka Laascaanood iyo Garoowe ayaa istaagay, mana jirto cid isku gudbaysa.

Xaalada ayaa ah mid kacsan, Mana jirto cid Xaqiijin karta Khasaaraha dhabta ee kala gaadhay Labada dhinac.

SHARE