Home Arimaha Bulshada DAAWO: Haweeney boolis ah oo qaab la yaab leh u toogatay burcad...

DAAWO: Haweeney boolis ah oo qaab la yaab leh u toogatay burcad carruur af-duubi rabay…

904

Haweeney boolis ah oo lagu magacaabo Katia islamarkaana aan shaqo ku jirin ayaa waxa ay toogatay nin burcad ah kaas oo doonayay in uu carruur ka afduubto goob iskuul ah. Dhacdadan ayaa ka dhacday dalka Brazil.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

SHARE