DAAWO Shirkada Hormuud oo shaacisay in Somaliland ay tahay Jamhuuriyad ka gooni ah somaliya

Mid kamid ah madaxda shirkada Telesom oo hoostagta shirkada weyn ee Hormuud Telecom aya shaaciyay in ka howl galkaan dal kabaxsan soomaaliya oo layiraahdo somaliland.
Masuulkaan ayaa hadal ashtako ah udiray madaxda ugu sareyso Soomaaliland kadib markii culeysyo xoogan lagu haayo shirkadooda ay la qabin shirkadaha kale ee kajira jamhuuriyada Somaliland waa sida oo hadalka udhigay.

HALKAAN KA DAAWO MUQAALKA

Hadalkaan ayaa imanaayo xili xasarad siyaasadeed kadhalatay hadalkii oo dhawaan shaaciyay madaxa shirkada DP World kasoo ahaa in somaliland ay tahay qaran gooni utaagan blse shirkadaan Hormuud qeybteeda Telesom haatan shaacisay in Jamhuuriyad gooni ay tahay sidee ka yeeli donaan dowlada somaliya.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT