Home Arimaha Bulshada DAAWO: Madaxweynaha Cusub ee Somaliland oo taageeray Madaxweyne Farmaajo iyo go’aankii hishiiska...

DAAWO: Madaxweynaha Cusub ee Somaliland oo taageeray Madaxweyne Farmaajo iyo go’aankii hishiiska Berbera…

1214

Mustafe Maxamed Martin Madaxwyanaha United Somaliland ayaa ugu horayn uga mahad celiyey Madaxwayne Farmaajo, Isgaoo sheegay inuu soo celiyey Hantidii Ummada Soomaaliyeed, oo ay ka mid tahay Hawadii Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Sidoo kale wuxuu taageeray Go’aankii Baarlamaanka Soomaaliya kuwaasi oo meesha ka saaray HeshiiskiI DP World, Wuxuuna uga mahad celiyey Jaamacada Carabta, QM iyo Dhamaan dadkii ka qayb qaatay in la Boobo Hantida ummada Soomaaliyeed.

SHARE