Home Wararka DAAWO Gudoomiye kuxigeenka barlmaaanka oo shaaciyay xogo farabadan oo soomaalida Ogeyn iyo...

DAAWO Gudoomiye kuxigeenka barlmaaanka oo shaaciyay xogo farabadan oo soomaalida Ogeyn iyo dagaalka Imaaraadka oo siigalaayo…

941

Gudoomiye kuxigeenka barlmaaanka soomaaliya Mahad Cawad ayaa shaaca ka qaaday arimo farabadan oo shacabka hore u ogeyn waxaana oo kudhex shaaciyay barnaamish gaar ah oo kabaxay tv-ga qaranka soomaaliyeed.
Mahad Cawad gudoomiye kuxigeenka golaha shacabka soomaaliyeed ayaa daaha ka qaaday arimahaas iyo waxyaabaha xigi doono waxaana oo sheegay in arintaan laga yaabo in gasho meela fog fog balse shacab iyo madax looga baahanyahay in diyaar u noqdaan.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Xogahaas oo full ah ku daawo muqaalka ku lifaaqan warkeyna inastoo oo kula jiro mid kamid ah sheekhyada soomaalida xiligaan ugu caansan.

SHARE