DAAWO Ciidamada Dowlada oo dilay Wiil u Dhalay Amiirka Guud Shabaab Abu Cubeyda

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xooga dalka Somaliya oo la hadlay Warbaahinta ku hadasha afka Ciidamada somaliya ayaa Sheegay in Howlgal ay sameeyeen Ciidamada ay ku dileen wiil uu dhalay Amiirka Shabaab Axmed Diiriye Abu Cubeyd
Howlgalka lagu dilay Saraakiil Sare uu ku jiro wiilka uu dhalay Amiirka Shabaab ayaa ka dhacay deganka Kunturwaarey ee gobolka Shabellaha Hoose lagu dilay wiilka uu dhalay amiirka Shabaab iyo Saraakiil klae oo la Socotay waxaana Magaciisa lagu Sheegay wiilka uu dhalay amiirka Xasan axmed Diiriye Abu Cubeyda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT