Home Arimaha Bulshada Arrag: Amiin Arts oo Sawirkii ugu saamaynta Badnaa ka sameeyay Berbera..

Arrag: Amiin Arts oo Sawirkii ugu saamaynta Badnaa ka sameeyay Berbera..

2714

Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir oo inta badan ka Faalooda Arimaha Soomaaliya ayaa Sawir Gacmeed Wuxuu ku sameeyay Heshiiskii Dekedda Berbera, kaasi oo dhexmaray Shirkad Imaaraadka laga leeyahay, Itoobiya iyo Somaliland.
Sawirka ayaa waxaa lagu muujiyey SAC WAYN oo ka dhigan Berbera, Waxaana Saddex Naas looga Xidhay Tuubo taasi oo DP World ay Jaqayso (Nuugayso), Sidoo kalana Hal Naas ayaa waxaa Jaqaya Itoobiya iyo Muuse Biixi.
Sawirkan ayaa Noqday midka ugu hadal haynta badan ee maanta, Wuxuuna kusoo beegmayaa Xili maalintii Shalay Baarlamaanka Soomaaliya ay meesha ka saareen Heshiisyadii DP World, iyadoona Guud ahaamba dalka laga Mamnuucay.

SHARE