Home Muuqaalo DEG DEG DAAWO Dibaxbaxyo waa weyn oo kabilowday qeybo Somaliland katirsan loogana...

DEG DEG DAAWO Dibaxbaxyo waa weyn oo kabilowday qeybo Somaliland katirsan loogana soo horjeydo Go’aankii…

2142

Dibadbaxyo xoogan ayaa kabilowday qeybo katirsan degaanada somaliland kasoo lagu tageraayo heshiiskii sadex geesoodka ahaa ee wada galayn somaliland iyo itoobiya iyo shirkada DP World loogana soo horjeydo go aankii barlmaanka soomaaliya.
Dibadbaxayaasha ayaa cod dheer ku qeylinaaye ayagoo ruxaayo sawiro muujinaayo heshiiskii waxayna sheegeen in kasoo horjeydaan go aankii maanta kasoo baxay xildhibaanada barlmaaanka soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

SHARE