DAAWO Muuse Biixi Oo Digniintii ugu Dambaysay u Diray Farmaajo Iyo Khayre Iyo Arin Dakada..

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay Heshiiskii Dekedda Berbera iyo Sababta dib loogu dhigay Wadahadalkii la doonayey inuu dhexmaro DF Soomaaliya iyo Somaliland, Wuxuuna sheegay in markeeda ha gaadhee la wada hadli doono.

Halkan ka Daawo Muuqaalka


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT