DAAWO: Faysal Cali Waraabe iyo Siyaasiyiin isku Dhacay Goob Xaflad ah iyo Faysal Dil Toogasho ku Hanjabay…

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa Ceeb kala Kulmay Xaflad uu ka Hadlayey kadib markii Buuq Dhexmaray Xildhibaan ka mida Barlamaanka Somaliland Waxaana Faysal ugu Hanjabay Xildhibaankan oo Lagu Magacaabo Balaaki Dil Toogasho.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Faysal Cali Waraabe ayaa Dhaliilayey Barlamaanka Somaliland oo uu ku Eedaynayey inuu Xiligoodii Dhamaaday isla Markaasna Sharci Daro ku Fadhiyaan.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT