DAAWO Baarlamaanka Somaliland oo Ka horyimid Heshiiskii Dekada Berbera..

Golaha Baarlamaanka ee Somaliland oo maanta ka hadlay Heshiiskii dhowaan dhexmaray Shirkada DP World ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta, Itoobiya iyo Somaliland, oo ku aadan Heshiiskii Dekedda Berbera.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Xildhibaanada ayaa sheegay inaanu Heshiisku ahayn Mid Sharci ah, Islamarkaana aanu ahayn wixii la Hor keenay Waagii hore ee ay meel mariyeen.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT