Home Wararka XOG CUSUB: Halkuu Marayaa Wadahadal itoobiya iyo ONLF..

XOG CUSUB: Halkuu Marayaa Wadahadal itoobiya iyo ONLF..

439

Waxaa Sitoos Ah La isu Hor fariistay 11 Kii Bishan Magaalada Nairobi .

Labada Garab Mid walba wuxuu soo diyaar saday Qodobadii Uu Kulanka ugutalo galay dhankiisa.

Kulankii Kan ka horeeyey ee sanadkii 2012kii wax yaabihii la isku mari waayay waxaa kamid ahaa .

1 Dhanka itoobiya in la qaato Dastuurka .

2 Dhanka O N L F In laga Qaado Dadka afti Shacab .

Hadaba xogtu waxay tahay in shalay oo maalinkii koowaad ee wada hadalka ahayd laga soo dayay qodobka aftida isaga oo aan lagu heshiinin ayuuna gabalku ugu dhacay waxaan sugnaayi waa maanta iyo wixii uqab sooma .

Wixii Soo Kordha Halkan Kala Soco

SHARE