Home Wararka Waxaa si Toos ah uga Furmay Magaalada Nairobi ee Wadanka Kenya Shirka...

Waxaa si Toos ah uga Furmay Magaalada Nairobi ee Wadanka Kenya Shirka Wada Xaajoodka ee u dhaxeeya itoobiya iyo Ururka ONLF

317

Waxaa Sii Toos Ah Oga Furmay Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya Shirkii Wada Xaajodka Ee U Dhaxeeyay Dowlada Ethiopia Iyo Ururka ONLf
Dhanka Dowlada Ethiopia Waxaa Hogaaminaya
1 General Gabre Dilla
2 Abdi Mohamoud Omar
3.General Damise
4.General Gabre
Sido Kale Dhanka ONLF Waxaa Hogaaminaya
1.Abdirahman Mahdi (Arimaha Dibada)
2.Ahmed Yasin Dhiraane
3.Cibaado Hirsi Mahad
4.Sulub Abdi Ahmed
Dhanka Dowlada Kenya Oo Ah Mida Dhigtay Gogosha Wada Hadalka Waxaa Ka Socoda
1. Senator Yusuuf Haji
2. Governor Ali Bunow
3.PM Yusuf Hassan Indha Gamuun
Wadahadalkii Jabhada wadaniga xoraynta Ogaadeniya iyo gumaysiga itobiya oo sitoosa bilaamay
.
ONLF waxay wadaa masayrkii shacabka waxayna kugodaay wixii kumayaalku udhamadeen
.
ONLF waxay naf iyo maalba u hurtay sidii shacabku ugaadhi lahaa aaya Katalin buuxda taasina waa lama taabtaan
.
ONLF waxay kahadlaysaa gumaysiga itoobiya iyo cidkasta oo ay xoriyadu kuxidhantahay
.
ONLF waxay meel kasta galaysaa sidii looxaqiijin lahaa waxay Xoriyadii kumayaalku udhamadeen
Kumayaalku ubarakaceen
kumayaalku uxidhan yihiin
.
ONLF waxaa deeqa oo ay ku qan ci kartaa ayaa Katalin iyo xoriyad wixii lagu gaadhi lahaa
.
Hawshu waa bilow… Dadka melahaa Warka aan jirin lawareegaya waxaan leeyahay Hubsiimo Halbaa lasiistaa
.
Shacabka geesiga ah ee ogaadeniya waxaan leeyahay… Niyad sami feejignaan iyo diyaar garaw dhankasta ah muujiya
.
Dhalinta baraha bulshada isticmaasha waxan leeyahay… Kuwii inagu soo ababaray in wadan laynaga haysto ee cadawgeena ina baray inagoo dhaqan kadismilayn ayaa miiska inoo fadhiyee Niyad sami muujiya
.
Guusha waxaa iskale gobanimadoonka

SHARE