Home Arimaha Bulshada DAAWO Dhacdo lama filaan ah oo qabsatay Donald Trump iyo baraha bulshada...

DAAWO Dhacdo lama filaan ah oo qabsatay Donald Trump iyo baraha bulshada oo aad loo hadal hayo..

1649

Muuqaalo lagu baahiyey baraha bulshada ayaa muujiyey in timaha madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ay yihiin kuwo kabkab ah oo qeybo badan ay maqan yihiin, basle uu isku daboolo si loo qariyo madaxa ruquqsan.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Muuqaalka xaqiiqada ah ee timaha madaxweyne Trump ayaa waxaa bannaanka soo dhigay dabeyl xoog leh xilli uu diyaaradda Aqalka Cad raacayey, waxaana si cad loo arkay in qeybta dhexe madaxa madaxweyne Trump aanu lahayn wax timo ah iyo bidaar qeybo ah oo madaxa uu ku leeyahay.

Madaxweye Trump oo 71 sano jir ah ayaa lasheegay inuu timihiisa ku qariyo kareemooyin gaara oo lagu dhejiyo in timo lagu beeray oo si gaara looga shaqeeyo, waxaase intaas oo dhan isku fuuqsaday dabeyshii haleeshay Trump.

SHARE