Home Arimaha Bulshada DAAWO Amiin Arts oo Soo Bandhigay waxqabadka Dowlada Farmaajo oo Sanad Jirsatay..

DAAWO Amiin Arts oo Soo Bandhigay waxqabadka Dowlada Farmaajo oo Sanad Jirsatay..

1180

Farshaxanistaha weyn ee Amin Arts ayaa muqaal kusoo bandhigay waxqabadka dowlada oo hogaamiyo madaxweyne Farmaajo kasoo oo sanad jirsatay.
Muqaalka Amin Arts ayaa ka muuqdo wax qabadka dowlada kuwaasi oo qaar badan kamid ah dadka u riyaaqayn inkastoo dhaliilo wataan.

HALKAAN KA DAAWO MUQAALKA

Dowlada oo hogaamiyo madaxweyne Farmaajo ayaa maanta u dabaal dagayso sanad guuradii kowaad ee kasoo wareegtay xiligii ladoortay madaxweynaha oo ku beegan manata 8 Febaraayo.

SHARE