DAAWO Dhalinyarada Somaliland oo Ku Qul qulaayo Magaalada Muqdisho Hal Arin Darteed..

Heerka Shaqo La aanta ka Jirta Deegaanada Maamulka Somaliland ayaa Gaadhay Halkii ugu Saraysay Waxaana Dhalinyarada Somaliland Arrintaasi ku Khasabtay inay Shaqo u Doontaan Dawlada Fadaralka Somalia.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

Dhalinyarada Somaliland ayaa Mudooyinkii ugu Danbeeyey Lagu Arkayey Magaalada Muqdisho iyo Garoowe kuwaas oo Shaqo u Doontay Goobahaasi kadib Markii ay Shaqo ka Waayeen Dhulka Maamulka Somaliland.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT