Home Wararka Fahad Yaasiin oo Qorshe Halis ah La Damacsan Masuuliyiin iyo Siyaasiyiin Caan...

Fahad Yaasiin oo Qorshe Halis ah La Damacsan Masuuliyiin iyo Siyaasiyiin Caan ah..+SIR CULUS

1359

Kadib Dacwadii laga gudbiyey Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayuu ku tilmaamay mid lagu Qoslo uuna wax saameyn ah ku yeelan doonin.
Fahad waxa uu heystaa Kalsoonida Madaxweyne Farmaajo taasina ay usahleyso Albaab walbo uu garaaco in si sahlan looga furi karo.

Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Qoraal uu ugu diray Dacwada laga gudbiyey Xubno Katirsan Dawlada Qatar ayaa sii cakireysa Xiisada Dawlada iyo Mucaaradka ka dhex jirta.
Fahad Yaasiin ayaa wacad ku maray inuu Cunaha Qaban doona Mas’uuliyiinta Xasaanada Leh Ee Dawlada ku jira iyo Siyaasiyiinta Mucaaradka.
Shabakada Allbanaadir News ayaa xog ay heshay waxay sheegeysaa in Dawlada Farmaajo ay la kulmeyso Siriq Siyaasadeed oo loo dhigayo lana ogeyn sida uu kaga sariigto Sakiinta uu la rabo Fahad Yaasiin.

SHARE