Home Arimaha Bulshada DAAWO Xaalada Magaalada Tukaraq iyo Muuqaalkii ugu Horeeyay oo laga Soo Duubay...

DAAWO Xaalada Magaalada Tukaraq iyo Muuqaalkii ugu Horeeyay oo laga Soo Duubay Kadib Dagaalkii…

1982

Xaalada magaalada Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa degan, Waxaana Halkaasi Booqday Saraakiil iyo Xubno ka socday Somaliland. Waxayna ka warbixyeen Xaalada magaalada.

Tukaraq ayaa waxaa dhowaan ka baxay Ciidankii Puntland ee ku sugnaa Kastamka Cashuuraha, kadib markii ay Weerar kusoo qaadeen Ciidamada Somaliland.
magaalada ayaa waxaa sidoo kale lagu dhex arkayey Ciidamo tiro badan oo ka socday dhinaca Somaliland.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here