DEG DEG : War Naxdin leh oo Hada Naga Soo Gaaray Magaalada Gaalkacyo iyo Caruur Ku Dhimatay Qarax Miino ah.

Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegaya in Saacadihii la soo dhaafay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolkaasi ay Miino kula qaraxday Caruur, kuwaas oo la sheegay in ay ku ciyaarayeen.
Waxaana Miinadaasi ku geeriyooday Wiil yar oo 13 jir ahaa, kaas oo la sheegay in uu ku ciyaarayay waxlahaasi qaraxa.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka

Saraakiisha ammaanka Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug oo ka hadlay dhacdadan ayaa waxa ay sheegeen in ay ku dadaali doonaan, sdiii Miino baaris looga sameyn lahaa Magaaladaasi.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT