DAAWO Reer Somaliland oo Maanta Madaxweyne Farmaajo Kusoo Dhaweeyay Garowe “Madaxweyne Hargeysa noogu imaw”

Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Garowe balse soo dhaweynta madaxweynaha waxaa waji kale u yeelay Taageerayaasha Madaxweynaha ee Reer Somaliland oo wacdaro ka dhigay soo dhaweyntii maanta.


Taageerayaasha Farmaajo oo ka yimid Hargeysa iyo burco ayaa Madaxweynaha si farxad leh usoo dhaweeyay waxaana ay u sheegeyn in dhulka Somaliland laga jecel yahay ayna codsanayaan in mar un Somaliland uu gaaro ayna kusoo dhaweyn doonaan Hargeysa.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT