Home Arimaha Bulshada Somaliland oo Waayahan Dambe Kusoo Batay Garoomada Gabdhaha Kubada Ku Ciyaaraan..(Daawo Muuqaalka)

Somaliland oo Waayahan Dambe Kusoo Batay Garoomada Gabdhaha Kubada Ku Ciyaaraan..(Daawo Muuqaalka)

796

Waxaa kusoo badanaayo qeybo katirsan degaanada somaliland garoomada lagu ciyaaro kubada cagta kuwaasi oo maal geliyeen ganacsato soomaali isla marka ku ciyaraan gabdho oo qura.
Dhulka soomaalida ay degto ayaa hore siweyn looga aqoon garoomo kubada cagta ah ay isticmalaan gabdhaha si lamid ah raga inkastoo ay hore u jireen garoomo waa weyn oo dumarka ku ciyaraan oo xulal u kala ciyaaro.

Magalaada hargeysa ee xarunta u ah maamulka somaliland ayaa xiligaan kusoo badanayaan garoomada ladhigo cooska mac malka ah kuwaasi oo ku ciyarayaan gabdho qura waxaana lashegayaa in siweyn ula soo qabsanayaan gabdhaha xiligaan.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here