Home Arimaha Bulshada DHAGEYSO Wararkii ugu Dambeeyay Masuul Dowlada Ka Tirsan oo Aabihiis lagu...

DHAGEYSO Wararkii ugu Dambeeyay Masuul Dowlada Ka Tirsan oo Aabihiis lagu Toogtay Muqdisho iyo Warar Hada Hada Sheegaya in…

1325

Masuuliyiinta Xeer ilalinta Maxkamdda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa ka hadlay dilka Caawa Magaalada Muqdisho loogu Geystay Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya
Ku Xigeynka Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaliya Muumin Xuseen Cabdullahi Ayaa Waxa Uu Sheegay in ka masuuliyiin ahaan ay ka xunyihiin sida ay wax u dhaceen,waxaana uu sheegay in madaxda laamaha ammaanka ee dowladda lga dhwrayo in y gacanta kusoo dhigaan kooxihii falkan Dilka ka dambeeyey.

Salaadii Maqrib Ka dib ayay ahayd Markii Kooxo Hubeesan Ay Ku dileen Dagmada Dharkinleey
Ee Magalada Muqdisho Marxuum Cali Nuur Shuute oo ahaa Aabaha dhalay Guddoomiyaha maxkamadda ciidmada Qalabka sida ee Soomaaliya Xsan Cali Nuur Shuute
Halkaan Ka Dhagyso Codka Xeer Ilaaliye Ku Xigaynka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida. Muumin Xuseen Cabdullahi.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Warka

SHARE