DEG DEG : War Argagax oo Hada Naga Soo Gaaray Magaalada Jowhar..(Dhageyso)

Wararka ka imaanaya Magaaladda Jowhar ee caasimadda Hir-shabeelle ayaa ku waramaya in duleedka magaaladaas uu ka dhacay dil aad u naxdin badan.
Nin ku hubeysnaa Faas ama Baangad ayaa la sheegay in uu aano qabiil u dilay nin kale.

Qof kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay ninka meydkiisa saakay la aasayo, islamarkaana si arxandaro ah loo dilay.
Dhanka kale ninkii ka dambeeyay dilka ayaa baxsaday, iyadoo haatan ay socdaan howlgal lagu baadi-goobayo.

Hoos Ka Dhageyso Codka


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT