Home Muuqaalo Qaar Kamid ah Dalalka Carabta oo Kasoo Horjeeda Nabada Somalia oo la...

Qaar Kamid ah Dalalka Carabta oo Kasoo Horjeeda Nabada Somalia oo la ogaaday (Daawo Muuqaalka)

1528

Siyaasiga Ruug Cadaaga ah ee Faarax Macalin oo ah nin aan Hadalka ka Gaban ayaa si Qotodheer uga Hadlay Faragalinta Wadamada Carabta ee Soomaaliya ee Xiligan isaga oo taabtay Halka Arrintu Salka ku Hayso.

Faarax Macalin oo la Hadlayey Warbaahinta ayaa Dhanka kale ka Hadlay halka ay kasoo Bilaabatay Dhibaatada Wadanka Soomaaliya isaga oo Farta ku Fiiqay Dagaalkii sanadkii 1977 ee Somalia iyo Ethiopia.

Faarax Macalin ayaa Sheegay in Carabtu Soomalia ka leeyihiinDano iyaga u Gaar ah Marka Laga Reebo Wadanka Qadar kaasoo Hada ay Duulaan ku Yihiin Xulufada Sucuudigu Hogaaminayo.

SHARE