Home Arimaha Bulshada 85 Jir Beeraley Gobalka Bay oo Arin layaab leh Warbaahinta Tusay..(Daawo Muuqaalka)

85 Jir Beeraley Gobalka Bay oo Arin layaab leh Warbaahinta Tusay..(Daawo Muuqaalka)

2009

Beeraleyda ku dhaqan degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay ayaa cabasho xoogan ka muujinayaya cayayaan fara ba’an ku haya nuucyada kala duwan ee dalagyada ay beertaan.

Cali Sheikh Cali waa 85-sano ka mid ah dadka Beeraleyda ku dhaqan degmada Buur-kaba wuxuuna beertaa dalaga loo yaqaano ” Masagada”,wuxuuna ka cabanayaa cayayaan dhibaato ku haya Beertiisa.

Cali Sheikh Cali,ayaa xusay in Cayayaanka ay cunayaan dalagyada ay beertaan,isagoo hadalkiisa intaasi raaciyay ineysan awood u lahayn iney iska celiyaan cayayaanka faraha ba’an ku haya.

SHARE