DAAWO : RW Kheyre oo Sheegay in uu Madaxtooyada Somalia Ka Guurayo..

R/wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ku dhowaaqay inuu dhowaan kasoo Guuri doono Madaxtooyada Soomaaliya, Isagoo sheegay inuu degi doono meel ku dhow Stadium Muqdisho.

Dhinaca kale wuxuu shacabka, Xukuumada iyo maamulka Gobolka Banaadir u soo jeediyey in laga wada qayb qaato dhismaha Stadium Muqdisho, Wuxuuna sheegay inay taasi Fursad qaaliya u noqon doonto Dhalinyaradda Soomaaliyeed.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT