Amiin Arts oo Sawir Ku Karbaashay Siyaasiyiinta ugu Caansan Beesha Habargidir Kuna Amaanay Madaxda Dalka..(Daawo Sawirka)

Hadal oo dhawaan shaaciyay siyaasiga weyn ee Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa noqday mid saameyn xoogan yeeshay kasoo siyaabo kala duwan oga hadlayn shaqsiyaad farabadan.

Hadalkaas oo ahaa dadkii martida loo ahaa ayaa sharcigo u cararaayo halka kuwa martida ahaa qori isticmalayaan hadalkaas ayaa noqday mid siweyn hadal heyn xoogan oga dhaliyay baraha bulshada.

Farshaxanistaha weyn ee AMin arts ayaa kasameeyay muqaal siweyn ugu karbashaayo siyaasihiinta habagidir gaar ahaan kuwa ugu cad cad haatan siyaasada ahna mucaaradka dowlada oo hogaamiyo madaxweyne Farmaajo.

Shaqsiyaadkaas ayaa kamid ah Cabdiraxmaan Odowaa,Mahad Salaad, iyo Cabdiraxmaan CAbdishakuur waxaana muqaalkan lagu xardhay hadal siyaasadeed meel aad u fog ku dhacaayo marka si fiican oga fakarto.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT